X

Qalab caafimaad oo markale soo gaaray dawlada: SAWIRO

Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa markale heshay qalab caafimaad oo ay lacagteeda bixisay dawlada Talyaaniga ayna soo iibiyeena ururka caafimaadka aduunka ee xagjir Taram u hanjabay inuu Ka jarayo lacagta.



Masuuliyiin katirsan wasaarada caafimaadka Xukuumada Soomaaliya ayaa la wareegay qalabkan loogu tala galay in lagu baaro cudurka Kooro oo dhowr kiisĀ  laga helay gudaha Soomaaliya .


Wasaarada caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay in gudaha Soomaaliya hada kadib lagu baarayo Cudurka Kooro waxaana markii hore baaritaanka cudurkan loo diri jiray dalka Kiiniya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.