X

Waxa jira dad aan aqaan oo Kooro Muqdisho ugu dhintey: Cumar Filish

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa shaaciyay in dad uu yaqaan ay Muqdisho ugu dhinteen cudurka Kooro kuwana la aasay kuwo kalana welli la aasin. Gudoomiyaha ayaan faahfaahin sida uu Ku ogaadey inay cudurka u dhinteen iyo waxa uu u wergelin waayay wasaarada caafimaadka.


Gudoomiyaha oo fariin gudbinaayay xilli isaga laftiisu caadi u wato shaqadooda oo aanu hakin xataa samaynin cadadka la isku jiri Karo ayaa sheegay in been la sheego waxba laga helayn.


Dawlada ayaa laga soo weriyay in ay baadhi doonto dadka Ku dhinta Muqdisho si loo hubiyo inayna u dhiman cudurka Kooro taas oo walaac weyn Ku keeni karta dadka degan magaalada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.