Qalbi aan is ogeyn waa filim Somali ah oo aad u qiso macaan loona jilay si casri ah oo aanad hore u arag ayna matalayaan rag iyo dumar rug cadaa ah oo jilida lagu yaqaan. Wuxuu ku salaysan yahay qisooyin dhaba oo dhacay. ARAABINEWS.COM