Faahfaahinta qarax ka dhacay magaalada Muqdisho. Gaari argagixisadu miino ku xirtey ayay ku qarxiyeen xanibaadii hore ee Afgooye ee laga soo galayay Muqdisho. Waxa la sheegay qaraxa uu ku dhaawacmey hal qof oo u dhawaa gaariga halka warar kale sheegayaan in laba ku dhaawacmeen.
Qaraxan argagixisadu ku xirtey gaariga ayaa waxa la sheegay in hal qof oo wadada marayay uu ku dhaawacmey. Masuuliyiinta ciidamada oo goobta gaaray ayaa sheegay in wadihii gaarigu ku jirey tukaan.
Argagixisada ayaa lagu yaqaan inay bartilmaansadaan Muslimiinta Somaliyeed oo ay diinta ka saareen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay