X

Qasrigii ugu horeeyay oo loo dhagax dhigey ugaaska beelaha Samaroon meel u dhow madaarka Boorama+MUUQAAL

Boorama 20 Nov 2014–Waxa qasrigii ugu horeeyay loo dhagax dhigey ugaaska beelaha Samaroon Ugaas C/rashiid meel u dhow madaarka Boorama. Dadka ka soo qaybgalay ayaa ku baaqay in si deg dega loo dhiso si ugaasku u yeesho hoy uu ka dego magaalada ugu weyn Somaliya ee Samaroonku dego.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.