X

Qaxootiga Yamaniinta ee Puntland oo banaanbax dhigey

Qaxootiga Yamaniinta ee Puntland ayaa banaanbax kahor dhigey xarunta Qaramada midoobey ama hay’adda qaxootiyada ee boqolaalka kun ku soo qaadatey iyaga dartood.


Banaanbaxayaasha ayaa waxay siteen boodhadh ku qoran afka Soomaali, iyaga oo sheegay in wax ka bedel lagu sameeyo hoggaanka dadka Qaramada Midoobay uga Wakiilka ah deeqaha loogu talo galay dadka qaxootiga ah ee ku sugan putland.


”Waxaan ka codsaneynaa Qaramada Midoobay in xuquuqdayada qaxootinimo ee aan ku laheyn qaramada midoobay in nala siiyo isla markaana lanaga badalo cida namatasha hadii aan nahay yamaniiyiinta qaxootiga ah”.

Magalada Garoowe iyo Magalooyinka kale ee Puntland ayaa waxaa ku sugan qaxooti Yamaniyiin ah kuwaas oo ka soo qaxay weerarka Sucuudigu ku burburiyay dalka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.