X

Akhriso liiska xisbiyada laga diiwaan geliyay dalka doorashada soo socota

Akhriso liiska xisbiyada laga diiwaan geliyay dalka doorashada soo socota. Ayadoo la filayo in doorasho ka dacdo dalka sanada 2020 ama 2021 waxa durba si ku melgaara loo diiwaangeliyay ilaa 7 xisbi oo ku tartami doona.


Munaasabad ka dhacday xarunta Guddiga Doorashada ayaa 7 xisbi siyaasadeed lagu sheegay inay soo buxiyeen shuruudaha xisbinmo.


Waxa hore u diiwaan gashanaa ilaa 15 xisbi marka lagu daro todobadan xisbi waxay noqonayaan guud ahaan 21 xisbi tirada u diiwan gashan si ku meelgaara.


Hoos ka akhriso liiska

1-Xisbiga Shaqaalaha Soomaaliyeed
2.  Xisbiga Xorriyadda Soomaaliyeed
3.  Xisbiga Muwaadiniinta Soomaaliyeed
4.  Xisbiga Midnimo Qaran
5.  Xisbiga Dalka iyo Dadka
6.  Xisbiga Isbaheysiga Isbedeldoonka Soomaaliyeed ee XIIS
7.  Xisbiga Ileys

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.