15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaybt 3 iyo damaashaadkii Hereri iyo tuulada qadiimiga ah ee Bulaxaar

Waa qaybkale oo aad u xiise leh oo wariyaha Hereri iyo asxaabta la socotaayi ay ku tageen magaalo xeebeedka Bulaxaar ee u dhow Berbera.