November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Qaybtii 19 ruwaayadii Qooto Qooto oo jacaylku miyiga u guurey: Cawo oo Cawaale guursatay

Waa qaybtii 19 oo aad u xiise leh oo ay soo jileen fanaaniinta Hargeysa kuwii loogu jeclaa. Waa Cawo oo Cawaale guursatey oo sheeko cajiiba ah.