08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaybtii 2 taxanaha Shaki oo xasaasi maraya

Waa qaybtii labaad taxanihii Shaki oo meel xasaasiya maraya. Waxa isku dhegen Muunye maxaa ku dhacay saaxiibkiis halka Laki iyo jacaylkeeda arintu meel fiican u marayso. La soco qaybta sadexaad oo dhawaan soo baxaysa.

ARAABINEWS