Qaybtii Shanaad filimka Sinji Quursi ayaa meel xasaasiya maraya. Qaybtan ayaa loo balamay xilliga la meherinaya Xanaan oo la soo doonay. Waxana lagu waaniyay inayna waxba ka dhegeysan qof aan khibrad guur soo marin.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=135W3NfcQ0E[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay