Qaylo dhaan ka soo yeeraysa Ceel-afweyn oo ciidan jeegaana Muuse Biixi u direy. Dadka magaalada ayaa si adag uga hadley ciidan sooca oo la safan jeegaanta.
Ciidankan ayaa haweenkii oo raga lacagta ka qaadanaya iyo kuwo tukaano xiranaya ku bilaabey garaacis.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=MyACD4aktiA[/embedyt]
Maxameed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay