Qaybtii 7 sheekadii xiisaha lahayd ee UGUS tagteye ka reebo ilmahaaga
Waa qayb kale sheekada taxanaha ah ee ka hadasha khiyaamooyinka argagixisada UGUS ama shabaab iyo xasuuqyada ay fuliyaan. Argagixisada ayaa masuul ka ahayd in magaalada Muqdisho nuskeed uu soo gaaro burbur xoogan.