Samafalaha Cabdimaalik Coldoon ayaa ku guulaystay in jeelka Hargeysa laga sii daayo nin Oromo ah oo ay wada xirnaayeen. Ninkan ayaa isagu jeelka ku jirey muddo 10 sano ah iyadoo sida muuqata lagu lahaa lacag dhan 3000 oo doolar, oo aad is weydiin karto in sadexdaas kun uu ku mutaysan karo muddada intaad leeg.
Ninkan Oromada ah ayaa sheegay inay u qorsheysan tahay in marka u horeeya uu Ka soo duceysto hooyadii kadibna gabadh uu guursado. Sida dhaqanka ah nin lumey xagayaga waxa loo diyaariyaa gabadh.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay