X

Qodobada looga hadlayo shirka midowga Afrika ee madaxweynuhu ka qayb galayo: SAWIRO

Madaxweynaha Somaliya ayaa lagu soo dhaweeyay caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa halkaas oo uu ka furmayo shirka midowga Afrika. Addis Ababa ayaa xarun u ah ururka midowga Afrika.


Haddaba maxaa looga hadlayaa ama maxay yihiin qodobada looga arinsansuo kulankan socon doona labada maalmood ee beri oo Axada furmaya.


Waxa ugu weyn dib u habaynta laamaha ururka midowga Afrika, hurgelinta aagga ganacsiga xorta ah ee qaarada, xoojinta amniga iyo dabargoynta argagixisada iyo doorashada madaxweynaha cusub ee midowga Afirka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.