07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qofka Kismaayo ku nool hadduu hadlo waa dil: RW hore C/waaxid Cilmi

Raiisal Wasaarihi hore ee Somaliya C/waaxid Cilmi ayaa sheegay in qofka Kismaayo ku nool uu ku xukuman yahay dil toogasho ah hadduu hadlo laakiin hadduu iska joogo uu magaalada dhexmari karo. Markhaati ayay leedahay ayuu yiri C/waaxid Climi.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS