X

Qofkaan waxa askarigu u diley Shan kun oo Somali ah i sii

????????????????????????????????????

Waxa maanta dil foolxun ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe halkaas oo Askari goobta Ka baxsaday uu Ku diley muwaadin yiri ma haayo 5000 oo shilin Sonali ah.


“Dilka ayaa yimi markii Askari uu weydiistey inuu bixiyo 5000 oo shilin Somali ah nin kaluun Ku iibinaaya magaalada minkiina ugu jawaabay in aanu hadda haynin. I sug kaluunka aan gadee ayuu yiri laakiin xabad ayuu Ku dhiftry kadibna was baxsaday ayuu yiri goob jooge.


Waxa la sheegayaa in dad Ka soo banaanbaxeen dilka ninkaas ganacsadaha ah ayadoo hadda ay soo badanayaan dilalka ay gaystaan askarta Dawladda.

C/llaahi Warm

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.