November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

QOOR QOOR

QOOR QOOR

Qoor-qoor oo ka digey in doorashada dib loo sii durkiyo

Horjoogaha maamulka Galmudug ayaa ka digey in doorashada dalka dib loo sii durkiyo kadib markii maamulkiisu ka soo dhalaalay waqtigii loogu talogalay.



Kooxda Xalane ee Maraykanku hogaaminayo ayaa diidey inay warbaahinta la wadaagaan masuuliyiin ay sheegeen inay cunaqatayn socdaal saareen oo ah waxa keliya ee ay saari karaan, ayadoo ay muddo jirto midii hubka.



”Dalkan hore u socdo waana ka soo horjeednaa doorashada dib loo sii riixayo weliba dad aan shaqo ku lahayn ay hoosta ka wataan hawsha ayuu yiri Qoor-qoor oo an sheegin xilliga ay jecelyihiin.




Waa nasiib daro in kooxda xilligaan ay soo gaarsiiso doorashada dalka ayuu yiri Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS