X

Qoor-qoor oo khaati ka taagmay Rooble farahana ka qaaday dhex-dhexaadinta

Horjoogaha Galmudug oo usbuucii hore uu isticmaalay gunti giijiye Rooble shirkii maamul goboleedyada ayaa hadda sheegay inuu faraha ka qaaday dhexdhexaadinta. ”Wixii dambe ee qaldame waxaan dusha uga tuuraynaa Rooble ayuu yiri masuul magaciisa aan sheegin.


”Heshiis kasta oo aan gaarno kadib ayaa la soo wacayaa oo loo sheegayaa inuu diido marka waa dhoohane aan ku wareernay oo xagga dambe laga wato ayuu raaciyay.

Gunti giijiye Rooble oo kooxda beesha caalamku wadato ayaa hawshii loo direy u weeeciyay inuu dib ugu jeesto wasiirada iyo maamulka amniga taas oo ah amar ka yimi kooxda beesha caalamka oo iswata ayuu yiri Cali Calasow.


Waxaad is weydiin kartaa waxa hadda loogu baahday dhexdhexaadin. Gunti Giijiye Rooble shaqaa loo direy haddii shaqada uu ka soo bixi waayo hala eryo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWWS

admin:

This website uses cookies.