Madaxa Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa sheegay inuu kari waayay labada horjooge ee Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo uu iyaga dartood u dalbadey in dib loo dhigo bilaabista doorashada dalka oo ahayd in marhore la bilaabo. Horjoogeyaasha iyo musharixiinta halka Jufo ayuu sheegay inuu iyagana wax jawaaba ka waayay.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS