06/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qoxootigii Falastiinta ee deganaa meel u dhow Dimishiq oo wacdaro tusay argagixisada Dacish

Yarmuuk–Magaalada Yarmuuk waxay ahayd magaalo camiran oo waxkasta oo aad u baahato ay yaaliin waxana ku noolaa ama u qaxay qoxooti reer Falastiina oo ka soo cararay dhulboobka Yuhuuda sanadadii lixdankii. Waxana xeradu mar ay gaartey ilaa nus milyan .

Shalay ayay ahayd markii argagixisada Daciish ay isku dayday in soo gasho oo dhibaato kale u gaysato kuwa markii goreba gaajada iyo silica baray.

Ciidan is abaabuley oo qoxootigii reer Falastiina ayaa si fiican u garacaay argagixisada Daaciish wararka ugu dambeeyayna waxay sheegayaan in laga saaray.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS