23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qoxootigii ka yimi Yaman lacag ayaan ku waynay kuwo dambana Berbera kama soo degayaan gabigoodna waa reer Koofur: CALI Warancade: ARAG

Hargeysa-Wasiir Cali Warancade oo qabyaalad ku sifoobey ayaa ka hadlay qoxootiga Somalida ee ka soo degay Berbera sheegayna in ay gabigood yihiin Somali lacag ay ka waayeen iyagoo buu yiri hay’adihii wax bixin lahaa nooga baxeen. Warancade ayaa sheegay in Somali Koofureed dambe ka soo degayn dekeda ay joojiyeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM