21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qoxootigii labaad ee gaaraya 140 qof oo ka yimi Yaman oo xalay soo gaaray Berbera+MUUQAAL

Berbera–Qoxootigii labaad ee ka soo qaxa weerarada Sucuudiga iyo dagaalada Yaman ayaa xalay soo gaaray Berbera iyadoo halkaasi lagu soo dhaweeyay lana geeyay goobo loogu talogalay. Berbera ayaan qaaadi Karin qoxooti farabadan  oo la filayo in ay ka yimaadaan weerarada Sucuudiga iyo dagaalada Yaman.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS