21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qoxootigii ugu badnaa ee ka yimaada Yaman oo ka soo degay Boosaaso iyo dhaqamadii carabta oo ka muuqda+SAWIRO

Boosaaso–Somalidii ugu badbayd ee u soo noqda dalkooda ayaa ka soo degay Boosaaso iyadoo ay ka muuqato daal iyo haweenay uur lahayd oo ku dhex umushay doonta. Waxa la sheegay in iyada iyo ilmaha ay fiican yihiin. Biyo, cunto iyo daawo ayaa markii ay ka soo degeen doonta la siiyey shacabkaasi Soomaaliyeed ee soo qaxay .

Qaarkood waxaa la geeyey xarumaha caafimaadka ee magaalada si xaaladooda caafimaad lagula tacaalo, halka kuwa kale la dejiyey goobo loogo tala galay ilaa laga gaarsiinayo golabada ay ka yimaadeen.

Dadkan ayaa la soo noqdey dhaqamo Somalidu lahayn laakiin uga imanaya kooxda Salafiga Sucuudiga ee maamusha sida indha shareerka oo dhaqan ayna u lahayn Somalidu.

IMG_7540[1] IMG_7543[1] IMG_7548[1] IMG_7550[1] IMG_7554[1] IMG_7608[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS