X

Qoys reer miyi ah oo dab iyo rasaas layskugu daray duleedka Hargeysa iyo hooyo umula

Qoys reer miyi ah ayaa dab la qabadsiiyay hoy ay deganaayeen duleedka Hargeysa. Dhacdadaan aya waxa lug uga jabtey hooyo umula waxana dabkaas ku naf waayay xoolo tiro badan. Dhacdadan ayaa loo aanaynayaa ku qabso qadimeyside oo timi burbrurka kadib.. Booliiska Hargeysa ayaa sheegay inay qabteen hal qof.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=9gR48TGqDJo[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.