Qoysas aad u farabadan oo hore abaari u soo barakicisay haddana ku sugan xero lagu magacaabo Barwaaqo una dhaxaysa Buuhoodle iyo Laascaanood ayaa qaylo dhaan ka direy xaalada ay ku jiraan. Hooyooyin saxaafada Dawladda la hadlay ayaa ka deyriyay gaajo iyo haraad la soo dersay. Gobolkan ay ku noolyihiin ayaan haba yaraatee ka jirin maamul la isku halayn karo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay