Innaalilaah Wa inna ilayhi raajicuun (KULLU NAFSIN DAA,IQATUL MAWT) Waxan halkan tacsi aad u Xanuun Badan uga Dirayaa Dhamaan Qoyska reer Muuse Caynaan Riiraash waxan uga tacsiyadaynayaa geerida Naxdinta leh ee ku timi adeero muuse caynaan riiraash oo ku geeriyooday Magaalada Borama waxan leehay Dhamaan Qoyska Reer Muuse Caynaan oo ay u horayso habaryaro Faadumo Rabiile Hufane iyo Gobolada Galbeedka Somaliland oo uu ahaa Muuse Caynaan Dadka wax laga waydiin jiray Dhamaanteen Samir iyo iimaan Adeero Muuse Caynaan waxan ugu ducaynaynaa inuu Qabrigiisa Allah Swt Ka Dhigo Beer ka mid ah Beeraha Janada AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay