09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qurbajoog ka soo jeeda Burco oo dhisanaya xaafad u gooniya waase imisa qof inta dhisaysa+MUUQAAL

WP_20150314_002Burco–Qurbajoogta ka soo jeeda deegaanada Burco ayaa dhisanaya xaafad ka tirsan Burco laakiin ay iyagu leeyihiin oo u dhisan hab casriya sida goobaha xadiiqadaha ee la fadhiisto, goobaha lagu ciyaaro iyo goobo lagu nasto oo casriya. Tirada ku heshiisay mashrucan oo gadhaysa sadex boqol oo qof.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS