Burco–Qurbajoogta ka soo jeeda deegaanada Burco ayaa dhisanaya xaafad ka tirsan Burco laakiin ay iyagu leeyihiin oo u dhisan hab casriya sida goobaha xadiiqadaha ee la fadhiisto, goobaha lagu ciyaaro iyo goobo lagu nasto oo casriya. Tirada ku heshiisay mashrucan oo gadhaysa sadex boqol oo qof.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS