Qurbajooga reer Axamed (Samaroon) ayaa dugsi ka dhisay deegaanka Ciye oo ku yaala duleedka Boorama. Deegaankan ayaa ahaa dhul cidla ah oo inta badan dadku xoolaha ku dhaqdaan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=PNicUC0uitw[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS