X

Raaligelin ayaan ka helay dawlada Itoobiya isla markii aan ka duulay madaarka: Madaxweynaha Khaatumo+MUUQAAL

Minnesota 16 Nov 2014–Madaxweynaha Khaatumo State Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay inuu raaligelin ka helay dawlada Itoobiya bishii hore mar uu ka qaybgalayay shir looga hadlay federaalka. Prof Galaydh ayaa sheegay in wafdiga la yiri jooga laakiin isaga loo sheegay inuu dhoofo hadana isla markiiba raaligelin laga soo daba direy.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.