X

Wasiirka Maaliyada oo iska kari waayay inuu ku hadlo af Ingiriis”waan ka xumahay in aan af-ingiriis adeegsado”+MUUQAAL

Muqdisho 16 Nov 2014–Wasiirka maaliyada dawlada Somaliya ayaa iska kari waayay inuu ku hadlo af Ingiriis” wuxuuna yiri waan ka xumahay in aan af-Ingiriis ku hadlo wuxuna isku dayay inuu erayga kambuyuutar u helo af Somali maxaase dhacay intaas kadib maku hadlay Af Somali.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.