Raiisa wasaare Kheyre ayaa la sheegayaa in uu diidey in isdaba yaac lagu tago Sucuudiga xilli la soo saxiixayo lacagta uu Sucuudigu uGu deeqayo Somaliya oo dhan.
Madaxweyne Farmaajo ayaa bishii hore tagey Sucuudiga halkaana Sucuudigu ogolaadey in uu wax ka gaysto horumarinta dalka inkastoo Farmaajo lagu eedeeyay in uu goobo camiyan oo Koofurta wax ka qabanayo.
Urur diimeedyada ka taliya Carabta ayaa manta kala qaatey safaaradihii shacabkiina colaad dhex dhigey. Carabtan ayaa dhamaantood hubeeya urur diimeedyada ka dagaalama Siiriya, Ciraaq, Somaliya, Liibiya iyo Somaliya.
Waxaa hadda raiisal wasaaruhu leeyahay waa in sadex wasiir uGu yaraan tagaan Sucuudiga maalmahan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay