Dadweyne fara badan oo ka soo qayb galay munaasabadan lagu soo dhaweynaya Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka ayaa isaga ka kala yimid lixda xaafadood ee ay degmada kuwaasi oo isugu jjiray Haween, Dhallinyaro, Abwaanno iyo Kooxaha Fanaaniinta ee magaalada Caabudwaaq oo intii ay socotay munaasabadda ku soo bandhigay suugaan
Xaawo Shaxbulle iyo Faadumo Caanood Ugu horayntii munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in soo dhawaynayaan Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.
Mahad Maxamed Cawil oo kamid ah Masuuliyiinta Waxbarashada Degmada oo ka hadlay munaasabada ayaa coddsi u jeediyay Xubnaha labada aqal ee Baarlamaanka dalka waxaana uu ka dalbaday inay codkooda siiyaan Reysal wasaaraha cusub marka uu hor tago.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS








More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay