Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddi qaran xilli dalka ay ka jiraan abaar xun oo ay keentay maamul xumada.
Xaflad ka dhacay magaalada Muqdisho oo loogu yeeray Ganacsatada ayuu Ra’iisal wasaaraha ka sheegay inuu furay barnaamijka Gurmad Qaran iyadoo ay jirto baahi aad u badan oo dad badan oo Soomaali ah ay halis ku jirto noloshooda.
Ganacsatada ayuu ka codsaday inay hormuud noqdaan wuxuuna yiri “ Maalin haddii la idiin baahan yahay, maanta mar la idinkaga baahi badan yahay ma jirto.
Waxaa kulanka looga dhawaaqay Gurmadka Qaran ku sugnaa Guddiga Gurmadka iyo xubno ka tirsan wasirada xilka sii haya.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay