R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa cambaareeyay qarax argagixisadu ka gaysatay Muqdisho oo ay ku xasuuqeen muslimiin.
Argagixisada ku naaxdey dhiiga muslimiinta ayaa saaka aroortii qarax ku bilowdey muslimiinta waxana halkaas ilaa hadda la xaqiijay in ay xasuuqeen shan qof.
Maanta Barqadii waxaa qarax xoogan uu ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan waxaa uu qaraxa ka dhacay agagaarka Hotelka Wehliye oo ku yaal wadada Mashquulka badan Ee Maka Al Mukarama.
Dhaawaca ayaa intaas ka badan sida la sheegayo.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay