28/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Raiisal wasaaraha oo xaaraan ku tilmaamay mooshinka uu wato Xasan Sheekh kana hadlay+MUUQAAL

RW-Cabdiweli-sheekh-axmed-1245-466x350[1]Muqdisho 24 Nov 2014–Raiisal wasaaraha Somaliya Cabdiwelli ayaa ka hadlay fowdada ka socota barlamaanka halkaas oo Xasan Sheekh uu doonayo inuu booska uga tuuro. Manta ayaa markale lagu guuldaraystay in la guda galo mooshinka Xasan Sheekh wato waana uu fashilmey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM