23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Raiisal wasaaraha Somaliya oo sheegay in go’aanka doorashada 2016 ay lahaan karaan maamulada jira iyo dawlada: SUAALO

Raiisal wasaaraha Somaliya oo marti ku ahaa barnaamijka dood wadaag ayaa sheegay in maamul goboleedyada jira iyo Xasan Sheekh iyo gudoomiyaha barlamaanka ay ka tashan doonaan sida xigta ee lagu dooranayo madax cusub maadaama ay ku fashilmeen in ay doorasho qabtaan. Waxa halkaas ka soo baxay saxiixayaal cusub.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM