X

Raiisal wasaaraha ugu caqliga xun Ingiriiska oo xaalku ku xun yahay

Raiisal wasaaraha ugu caqliga xun Ingiriiska ayaa xaalku ku xun yahay kadib markii maxkamada ugu weyn dalkaasi ku heshay inuu been u sheegay boqorada oo ah madaxa ugu sareeya wadamada afka Ingiriiska ku hadla iyo gobolada hoostaga.


Raiisal wasaaraha oo isku ekaysiiya xagjir Taram ayaa intii jagada uu yimi ku guuldaraystey dhamaan hawlaha dawlada.

Wuxuu xirey shaqadii barlamaanka si uu waqtiga uga rido xildhibaanada oo si adag uga doodaayay Ka bixida Ingiriisku Ka baxayo Yurub oo raiisal wasaarihii hore ku weyday xilkeedii.


Waxa la sugaa inuu is casilo maadaama ayna jirin wax kale oo u haray.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.