X

Raiisal wasaare Kheyre oo gacantiisa ku qaybinaya gargaar duleedka Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubno ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa gargaar ku qaybinaya duleedka Muqdisho deegaan lagu magacaabo Garasbaaley.



Deegaankan ayaa waxa degan dadkii ugu badnaa ee ka soo barakaca Koofurta Somaliya una yimi Muqdisho si ay gargaar  u helaan xilli  dhulka baadiyaha ee argagixisadu gacanta ku hayso gaajo loogu dhintey.

Maaha markii uGu horeysay ee raiisaal wasaare Kheyre u qaybiyo dadka baahan raashin xilli uu la tacaalayo in wasiiradiisa ay meelmariyaan barlamaanka oo jufooyin ka qaylinayaan.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.