Raiisal wasaare Kheyre oo gacantiisa ku qaybinaya gargaar duleedka Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubno ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa gargaar ku qaybinaya duleedka Muqdisho deegaan lagu magacaabo Garasbaaley.
Deegaankan ayaa waxa degan dadkii ugu badnaa ee ka soo barakaca Koofurta Somaliya una yimi Muqdisho si ay gargaar u helaan xilli dhulka baadiyaha ee argagixisadu gacanta ku hayso gaajo loogu dhintey.
Maaha markii uGu horeysay ee raiisaal wasaare Kheyre u qaybiyo dadka baahan raashin xilli uu la tacaalayo in wasiiradiisa ay meelmariyaan barlamaanka oo jufooyin ka qaylinayaan.
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...