15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Raiisal wasaare ku xigeenka oo amaro soo saaray kadib doontii lagu hoobtey ee xeebaha Masar iyo Talyaaniga

Raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya Maxamed Cumar Carte ayaa amaro cusub soo rogey kadib markii doon ku rogmatey Masar ay ku dhinteen aad u farabadan oo dhalinyaro. Waxana uu ka jawaabay hooyo reer Burco oo si qiiro leh fariin u gaarsiisay meelkasta, codsina u dirtey dawlada Somaliya in la soo qabto raga Masar jooga ee reerkeeda ah ee beenta u sheegay.

 

Hoos ka daawo hooyada aadka u qiireysan

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS