X

Raiisal wasaare ku xigeenka oo ka hadlay doorashada qabaliga ee ka bilaabmaysa Somalilaan

Raiisdal wasaare ku xigeenka Somaliya Mahdi Guuleed ayaa hambalyo u direy doorashada QABALIGA ah ee maamulka Somalilaan oo dhacaysa berito oo Isniina. Doorashadan oo lagu dooranayo goleyaasha degmooyinka iyo kuwa fadhiga ku cuna xoolaha masaakiinta ee loo yaqaan golaha guurtida ee tirada badan.


Waxase laga naxay tirada uu tiriyay ee fadhiga ku cuna xoolaha masaakiinta. Wuxuu ku sheegay in tiro ku dhow 240 musharax ay u tartami doonaan kuraasta degmooyinka ee gobolada halka 540 ay iyaguna u tartami doonaan golaha guurtida.


Dadka wax dooranaya ayaa qabiil wax ku dooranaya ee aan karti wax ku dooranayn. Si kastaba ha ahaatee waxa Ingiriisku soo direen gaalo farabadan oo daawada sida doorashadu u dhacayso.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.