X

Raiisal wasaare Maxamed Xuseen oo cafis dalbaday

Raiisal wasaarihi u fadhiisanaa abid ee soo mara Soamliya ayaa caawa Jabuuti jooga halkaas oo uu kaga qayb galayo shir waqti lumioa oo ay ku dibiro dhacsanayaan dad Somali qurbaha ku nool u badan oo intooda badan afka qalad sharaf mooday markay hadlayaan. Kooxdan shirka diyaarisay oo xiriir la leh kooxda Xalane ayaa xilli dalku abaaro xun ka jiraan ka doorbiday inay ku dibiro dhacsadaan.



Weftiga dawlada ayaa waxa ka mida Maxamed Xuseen Rooble oo sheegay inuu cafis ka dalbadey wasiirka arimaha gudaha ee uu ku gafay. Cafiskan ayaa yimi markii durbaankii qabiilku meelna gaari waayay oo si xun loogu kala jabay. ”Inta kale berito oo Arbaca ah ayaan u dhiganayaa ayuu yiri Maxamed Xuseen Rooble.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.