X

Raiisal wasaare Maxamed Xuseen oo dib u furey wasaarad uu ka cararay burburkii

Raiisal wasaaraha Somaliya Maxamed Xuseen ayaa dib u furey wasaarada beeraha oo uu ka tagey burburkii maantana uu nasiib u yeeshay inuu dib u furo. Dawlada hadda jirta ayaan waxba ka qaban beeraha, ayadoo kharashkii soo galay u wareejisay dhinaca ciidamada.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.