Raiisal wasaraha Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Muqdisho ka furey xabsiga ugu weyn Afrika oo dhismihiisa ay gacan ka gaysatey dawlada Turkiga. Xabsigan ayaa qaadi doona maxaabiis aad u farabadan.
Furitaanka Xabsiggaan ayaa lagu soo beegay dabaal-dega sanadguurada 49-aad ee ka soo wareegatay aas-aaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, iyadoona munaasabad lagu weynayo maalintaasi qaban-qaabadeedu ka socoto magaalada Muqdisho.
Xabsigan ayaa socdey muddo afar sano ah ayadoo la dhagax dhigey xilligii uu raiisal wasaaraha ahaa fadhiid Cumar C/rashiid.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay