Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa lagu soo dhaweeyay Garoowe. Waa socdaalkii u horeeyay ee raiisal wasaaruhu ku tago Garoowe intii loo magacaabay jagada wasiirka koowaad.
Garoonka Magaalada Garowe ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Shacabka kunool Garowe.
Wafdiga uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa ay halkaasi dhagax dhigi doonaan Mashaariic loogu tala galay in Puntland lagu hormariyo.
Waxaa uu sidoo kale ka qeyb gali doonaa Xafladda Sanadguuradii kasoo wareegatay Markii la Aas Aasay Maamulka Puntland inkastoo hadda uu dagaal kaga socdo Tukaraq.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS




Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay