X

Raiisal wasaare Xasan Cali oo Xeraale dib ugu celiyay dad colaadii barakicisay: SAWIRO

Raiisal wasaaraha Somaliya Xasan Cali ayaa maanta dib ugu celiyay deegaanka Xeraale ee Galguduud dad Ka soo barakacay colaada dhexmartay iyaga iyo Huurshe. Kadib dib u heshiisiin ay wada saxiixeen ayaa dadkan dib loogu celiyay deegaankooda.


p style=”text-align: justify;”>Waxa soo dhaweyn balaadhan u soo sameeyay dadkaa hore u barakacay dadka deegaanka Xeraale oo boodhadh ku qorey soo dhawaada walaalayaal hilbo wada dhashiyo heyb qudheynu wada nahay.


p style=”text-align: justify;”>Bulshadan colaadu Kala gaysay ayaa isku hiloobay waxayna balan qaadeen inay si isku mida uga wada shaqayn doonaan nabada iyo wada noolaanshaha dadka.


p style=”text-align: justify;”>

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.