X

Raiisal wasaare xigeen Mahdi oo runta u sheegay Cabdi Xaashi: WARAYSI

Raiisal wasaare xigeenka dalka Mahdi Guuleed ayaa runta u sheegay gudoomiyaha fadhiga wax ku cuna ee aqalka sare Cabdi Xaashi oo rabay in isaga looga dambeeyo xildhibaanada ISAAQ ee Woqooyiga. Mahdi Guuleed ayaa u sheegay in Farmaajo yahay astaan qaran halka Cabdi Xaashi yahay gudoomiye aqal.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.