Istanbul–Raiisal wasaarihii Turkiga ayaa iscasilay laakiinse sii joogaya jagada iyadoo xisbigiisa AKP uu lumiyay aqlabiyada golaha shacabka. Xisbiga Dayib Erdogan ayaa Turki soo xukumayay muddo ku dhow 15 sano waxana Turki ay gaartey heer dhaqaale oo aad u fiican, waxase weerar ku hayay kooxaha diidan urur diimeedka uu taageersan yahay Dayib Erdogan.
Davutoglu ayaa madaxweynaha dalka u sheegay in uu is casilay iyadoo Erdogan aqbalay kana codsaday inuu sii joogo talaabadan oo ah talaabo iska caadi ah waxana la filayaa in uu raadsado in uu xulafo la sameysto ururka Kurdiga iyo kuwa kale.
Turkiga ayaa galay xaalad siyaasadeed oo cakiran waxana laga yaabaa in loo yeero doorashooyin kale si loo kala baxo haddi lagu guulaysan waayo in xulafo la helo.
Dhinaca kale haween aad u farabadan ayaa ka soo baxay dhamaan xisbiyada haba u badnaadaan xisbiga Kurdiga oo soo jiitay dhamaan Turkiga oo dhan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
![_83511080_uca[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/83511080_uca1-300x202.png)
![_83511082_026685941-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/83511082_026685941-11-300x169.jpg)
![_83511086_leyla[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/83511086_leyla1-300x169.png)
![_83515889_027592439-1[2]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/83515889_027592439-12-300x188.jpg)
![_83517755_027584580-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/83517755_027584580-11-300x169.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay